From Wikipedia, the free encyclopedia
GURIGA NABADA
' (Af Ingiriis : Bursalah) waa degmo ku taala bartamaha waqooyi galbeed ee gobolka Mudug ee dowlad gobaleedka Buntuland Soomaaliya. Waxaa degmada Bursaalax ku dhaqan dad gaaraya ilaa 80,000 oo qof kudhawaad. Degmadan ayaa koboc ballaaran samaysay muddooyinkii u danbeeyay waxaana laga dhisay jidad, xarumo wax barasho caafimaad iyo biyo d d degmadaan Waxaa Wada daga beelaha WADALMOGE, omer mahamuud,
Bursaalax waxay u dhaxaysa Beyra iyo Rigoomane.
Waxaa dagmo laga dhigay xiligii xukuumada Cabdiwali Gaas.
Degmada waxaa asaasay oo loogu magac-daray nin la odhan jiray Jaamac Ahmed Obokor (Xaaji Buursaalax) oo WADALMOGE ah, Reer Cali, Isago deegan ahan uga dhistay aqal soomaali isaga iyo reer kiisa ku dhawaad 1894 (miilaadiga).
Waxaa hada ( sanadka 2018) gacanta lagu hayaa oo dhisme ku socdaa wado laamiya oo isku xiri doonta Bursaalax iyo magaalada Gaalkacyo, oo ah magaalo madaxda gobolka Mudug.[1]
Degmada Bursaalax waxaa wakhti xaadirkan (2018)ku yaala tiro dugsiyo hoose oo shan ku dhow, iyo labo dugsi sare. [2][3]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.