Calanka Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Calanka Qaramada Midoobay

Calanka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Flag of the United Nations; Af Carabi : ar) waxaa la sameeyay Diisambar 7, 1946, waana calanka iyo astaanta Qaramada Midoobay kaasi oo ka samaysan sumad qariirada aduunka oo leh midab cad (macno ahaan u taagan nabad) iyo ciraad.

Quick Facts Nooc, Bilaabay isticmaalka ...
Qaramada Midoobay
Nooc 2:3 ama 3:5[1]
Bilaabay isticmaalka Diisamber 7, 1946
Naqshad Sumada QM cadaan ah (sumadu waa khariirada aduunka oo labk caleen dhinacyada laga dhigay) iyo midab ciraad ah xaga dhambe.
Qofka naqshadeyay Donal McLaughlin (sumada oo kali ah)
Close
Calanka Qaramada Midoobay ka lulmaya Xarunta Bulshada ee San Faransiisko, Kalifornia
Calanka Qadarinta Qaramada Midoobay la isticmaali jirey 1943–1948


Nashqada

Sumada calanka Qaramada Midoobay sidan ayaa loo sharaxay:

Khariirada aduunka oo xudun u tahay Cidhifka Waqooyi, dhexda ka marayaan layman siman oo qeybiya dhowr koox, . . . Baladhka khariiradu waxay fidsan tagay ilaa 60 degree dhigta koonfureed, waxaana ku dhex jira shan goobo oo isku wareegsan.[2]

Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Kale

Quick Facts
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Close


Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.