San Fransisko

From Wikipedia, the free encyclopedia

San Fransisko
Remove ads

San Fransisko ( / frənˈsɪsk/ ), sida dowliga ah loo yaqaano Caasimada iyo Degmada San Fransisko, waa xarunta dhaqanka, ganacsiga, dhaqaalaha, maalgashiga ee Waqooyiga Kalifornia iyo mida kali ah ee leh nidaam Caasimad iyo Degmo isku xidhan oo wada shaqeeya taasi oo ku taala gobolka Kalifornia, ee wadanka Maraykanka.[15] Caasimada San Fransisko waxay leedahay dhul baaxadiisu dhan tahay 46.9 mayl labo laaban (121 km2)[16]

Thumb
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada San Fransisko, Kaliforniya, Maraykanka.
Boga "San Francisco" halka ayaa laga soo toosiyay.
Quick Facts Wadan, Gobol ...
Remove ads

Magaalooyinka Maraykanka


More information Magaalooyinka Maraykanka ...


More information Gobolada Maraykanka ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads