Il
From Wikipedia, the free encyclopedia
Il oo wadarteedu tahay Indho (ingiriis: Eye) waa xubinta araga ee dhamaan noolaha. Falaadhaha Iftiinku markay shay ku dhacaan dib ayay uga soo noqdaan taas oo markay isha soo gaadho neerfo u gudbiyaan maskaxda oo ugu dambayn muujisa sawirka shegyaas.
Il
Araga oo ah awooda qabashada iyo bedelka mowjado ileyska iyo iftiinka muuqda ayaa ah mid bilaabma indhaha. Sidoo kale, aragu wuxuu ka mid yahay Shanta Laxaad ee dareenka noolaha. Qofka iyo xayawaanka aan wax arki karin waxaa loo yaqaanaa Indhoole (blindness).
Wikiwand in your browser!
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.