From Wikipedia, the free encyclopedia
Lagos, Laagoos Nigeria (ingiriis: Lagos, Carabi: waa magaalo-xeebeed ku taala koonfurta wadanka Nayjeeriya taasi ooy ku nool yihiin dad ka badan 13 milyan. Dadka (Tirakoobka 2015) • Metropolis 23m • Qiyaasta (2018). Magaalada Lagos waa magaalada ugu dadka badan wadanka Nayjeriya, waa magaalada labaad ee ugu koritaanka weyn qaarada Afrika iyo tan todobaad ee ugu xawaaraha dheer xaga fidida iyo koritaanka ee aduunka oo dhan.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.