From Wikipedia, the free encyclopedia
<tr class="mergedbottomrow">
Malaysia | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: Bersekutu Bertambah Mutu[1] "Unity is Strength" |
||||||
Heesta qaranka: Negaraku "My Country"Template:Parabr |
||||||
[[File:|center|250px|alt=|]] |
||||||
Magaalo madax |
| |||||
Magaalada uguwayn | Kuala Lumpur | |||||
Official language | Malay[lower-alpha 1][lower-alpha 2][lower-alpha 3] | |||||
Recognised language | English[lower-alpha 3] | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2021) | Template:Tree list
|
|||||
Dadka | Malaysian | |||||
Xukunka | Federal parliamentary constitutional elective monarchy | |||||
- | Monarch | Abdullah | ||||
- | Prime Minister | Anwar Ibrahim | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
- | Aqalka sare | Dewan Negara (Senate) | ||||
- | Aqalka hoose | Dewan Rakyat (House of Representatives) | ||||
Independence from the United Kingdom | ||||||
- | Federation of Malaya | 31 August 1957[2] | ||||
- | Sarawak self-governance | 22 July 1963 | ||||
- | North Borneo self-governance | 31 August 1963[3] | ||||
- | Proclamation of Malaysia | 16 September 1963 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 330,803 km2 (67th) 127,720 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.3 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2022 qiyaasta | 33,871,431[4] (43rd) | ||||
- | 2020 Tirakoob | 32,447,385[5] | ||||
- | Mugga Dadka | 98/km2 (116th) 254/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2022 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $1.089 trillion [6] (31st) | ||||
- | Qof qof | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $32,901[6] (54th) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2022 estimate | |||||
- | Guud ahaan | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $439.373 billion[6] (34th) | ||||
- | Calaa qof | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $13,268[6] (66th) | ||||
Qaybsiga (2015) | 41[7] (medium) | |||||
Kobaca (2021) | 0.803[8] (very high / 62nd) | |||||
Lacagta | Ringgit (RM) (MYR ) |
|||||
Waqtiga | MST (UTC+8) | |||||
Taariikhda | dd-mm-yyyy | |||||
Wadista Baabuurta | left | |||||
Thiinada telka | +60 | |||||
Furaha Internetka | .my |
Malaysiya waa wadan ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Aasiya. wadankaan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Filibiin, Tayland,Barunay, Singabuur iyo Indunisiya. Caasimada wadanka waa Kuala Lumbur. Wadanka malaysiya waxaa degan dad gaaraayo ilaa 28,250,000 oo qof,waxa uuna u dhisanyahay dhinaca federaalka. Malaysiya waxaa degan ajaanib kala duwan, waxaa u badan malaysiyaanka ama malaya oo 50% ah inta kale waa ajaanib iskuugu jirto hindi, shiinees iyo kuwo kale. Wadanka malaysiya markiisa hore wuxuu lahaan jiray magacyo badan, mar waxaa la dhihi jiray (wadanka jasiirada Malaysiya) hadaneh waxaa loo bedelay (malaya) 1946dii marka oo wadanka midoobay waxaa loo bixiyay (midowga malayaasha), kadib neh waxaa loo bedelay (federaalka malaya), 1957ii marka ee xornimada qaateen waxee la midoobay gobolo ka mid ah wadanka Singabuur, isla markaas neh waxaa loo bixiyay (malaysiya), Singabuur waxee malaysiya ka go'day waqti labo sano kayar. Isla markaas neh Wadanka Malaysiya wuxuu ku dadaalay dhaqaalihiisa. Wadanka malaysiya waxee 50ka sano ugu horeeysay ka mid noqotay wadamada ugu dhaqaalaha fiican.
Malaysiya waxee leedahay taariikh aad u dheer, waxee jiri jirtay 40,000 oo sano ka hor, waxaa wadanka soo gumeestay gumeestihii Ingriiska laga soo bilaabo sanadkii 1786 ilaa 1963, ingiriisku wuxuu maamuli jiray ama gumaysan jiray shacabka loo yaqaano malaya, ka hor intii lagu dhaqmin federaaliga.
Dalka Malaysiya, waxaa u badan dadka Muslimiinta ah ee loo yaqaan malayga waxaa la daga hindi iyo shiinayas.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.