Ruwaayad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ruwaayad

Ruwaayad (Af Ingiriis : performance; Af Carabi : ar) waa bandhig faneed iskugu jira heeso, tixo, majaajilo, sheeko iyo shactiro, kaasi oo loogu talogalay in lagu madadaaliyo dad. Ruwaayada Waxaa lagu all bandhiga meel masrax ah, qaar kale waxaa la soo gudbiyaa ayagoo u habaysan sida filimaanta.

Qoraalka laxanka hees Af Ingiriis ah

Guud ahaan waxaa ruwaayada marka hore alifa abwaan, ka dib waa la qoraa, waxaana lagu daraa heeso, muusig, iyo majaajilo ilaa ugu dambeynta loo dhiibo fanaaniin iyo jilaa soo bandhiga ruwaayadaas.

Taariikh

Ruwaayadaha iyo guud ahaan Suugaanta waxaa tan iyo wakhti hore loo samayn jiray si habsami iyo halabuur leh. Ruwaayadaha Af Soomaaliga waxay bilaabmeen badhtamihii qarnigii 20aad.

Ruwaayadaha Caanka

  • Shabeel Naagood
  • If iyo AakhiroAakhiro
  • Habloyahow Hadmaad Gursan doontaan?
  • Romeo and Juliet (ruwaayada ugu caansan Ingiriis ka)

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.