From Wikipedia, the free encyclopedia
Shirkada Gaadiidka Toyota (Af Ingiriis : Toyota Motor Corporation; Af Jabaniis : トヨタ自動車株式会社; loogu dhawaaqo: IPA: [toꜜjota] , / oʊtə/ ) waa shirkad soo saarta gaadiidka, mashiinada iyo agabka motoorada taasi xaruntedu tahay magaalada Toyota, Aichi, wadanka Jabaan.
Magaca rasmiga | トヨタ自動車株式会社 |
---|---|
Magaca loo yaqaan | Toyota Jidosha KK |
Nooca | Shirkad caalami (Kabushiki kaisha) |
ka ganacsaday sida | |
ISIN | JP3633400001 |
Shirkada | Gaadiid |
La aasaasay | Agoosto 28, 1937 |
Aasaasaha | Kiichiro Toyoda |
Xarunta | Toyota, Aichi, Japan |
Meelaha loo adeegsaday | Caalamka oo dhan |
Dadka muhiimka ah |
|
Alaabta | Gawaadhi, Baabuur, Baabuurta ganacsiga, mashiino |
Wax soo saarka | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 16,985,870 units (CY 2015)[1] |
Adeegyada | Banki, maalgashi, dhaqaale |
Dakhliga | ¥29.79 trillion (FY 2015)[2][3] |
Dakhliga shaqeeya | ¥3.870 trillion (FY 2015)[4] |
Dakhliga saafiga | ¥2.173 trillion (FY 2015) |
Dhamaan hantida | ¥49.830 trillion |
Dhamaan sinaanta | ¥17.489 trillion |
Lahaashaha |
|
Tirada inta ka shaqeeso | 346,219 (2016) |
Qeybaha |
|
kaabayaasha | 545[5] List
|
Website | Toyota Global |
Toyota waa Shirkad sameysa Baabuurta waana shirkad caalami ah xarunteeda waxey ku taalaa dalka jabaan, shirkadaan waxaa u shaqeeya 320.808 Shaqaale oo dunida ku firirsan , shirkadiani waxaa aas'aasay Kiichiro Toyoda sanadkii 1937,
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.