2011
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Sannadka 2011: "Magaca Yehowah ayay isku hallayn doonaan".
„Malaayiin dad ah ayaa dhibane u noqday caddaalad darro, dulmi, masiibo dabiici ah, jirro, faqri, dagaal, iyo dembi, waxaan la kulannaa quudhsi, nacayb, iyo cadaadis. In kasta oo ay jiraan dhibaatooyinka dunida Shaydaanka, kama quusanno. Taa beddelkeeda, waan ku faraxsanahay inaan ogaanno in dhawaan Yehowah soo afjari doono dhammaan silica dhulka. Rajadayada iyo kalsoonidayadu waxay ku tiirsan tahay Ilaaheen. Haah, waxaynu magan galnay Yehowah Kaasoo aan waligiis xumaanin kuwiisa daacadda ah.”
Remove ads
Dhacdooyin
- 18 may waxa Somaliland laga xusay maalinta dib ulasoo nopqoshada qaranimada.
- 23 Juun waxaa Soomaaliya laga doortay ra'isul wasaaraha Cabdiweli Maxamed Cali.
- 26 Juun waxa si aad iyo aad ah looga dabaaldagay dhamaan ama guud ahaan wadanka Somaliland maalinta madax banaanida iyo xornimada Somaliland.
- 4 Oktoobar – 139 qof ayaa ku dhintay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.
- 16 Oktoobar – Kenya waxay bilowday faragelin ay ku hayso Soomaaliya.
- Diseembar 16 – Duufaan kuleyl ah ayaa dulmartay jasiiradda Mindanao, taasoo sababtay fatahaadda. In ka badan 1,000 qof ayaa dhintay.
- Musiibo-Fukushima 2011
- Tsunamigii Jabaan ee 2011[1]
Remove ads
Dhalashooyin
Dhimashooyin
Madaxda Aduunka
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads