Cabdiweli Gaas
madaxweynihii hore ee puntland. From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cabdiweli gaas (Carabi: عبدالولي محمد علي) wuxuu ahaa Ra'isul wasaaraha Dawladda kumeel gaarka ee Soomaaliya juun 2011 ilaa oktoobar 2012. Janaayo 2014 wuxuu noqday madaxwaynaha 5aad ee dowladda puntland.
Remove ads
Remove ads
Taariikh nololeedka Cabdiwali
Cabdiweli waa nin somali mareykan ah oo asal ahaan ka soo jeedo gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Wax barashada
Cabdiwali wuxuu wax ku soo bartay jaamacado kala duwan oo dalka iyo dibada. wuxuu markiisa hore wax ku soo bartay Muqdisho , caasimada Soomaaliya. Sannadkii 1984, wuxuu ka qaatay shahaadada koowaad ee cilmiga dhaqaalaha ee Jaamacadda Qaranka Soomaaliyeed , isagoo ka qalin jabiyay shahaadooyin sarre.
xirfad
Cabdiwali wuxuu agaasime ka soo noqday waaxda canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Dakhliga ee dowladdii dhexe bartamihii 1980-meeyadii. Intii u dhaxeysay 1988-kii ilaa 1991-kii.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads