Aden Abokor
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Beesha Aden Abokor (Af Soomaali : Aden Abokor, Af Ingiriis : Aden Abokor) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya. [1][2]Beesha Aden Abokor Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley.[3]
Remove ads
Hordhac
Beesha Aden Abokor waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse. Maxamed Dhimbil waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa, bariga Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Abtirsiin
- Aden Abokor
- ( Aden Mohamed)
- Issa Aden
- Awal Aden (Rer Cawl)
- Abdi Awal
- Had Abdi
- Nour Abdi
- Ahmed Abdi
- Liban Abdi
- Omar Abdi
- Aden Abdi
- Geedi Abdi
- Ibrahim Abdi
- Mohamoud Abdi
- Abdi Awal
- Hassan Aden
- Ziyad Hassan
- Odawa Hasaan
- Ladon Hassan
- Aden Ladon
- Herar Ladon
- Jama Ladon
- Ali Ladon
- Fahiye Ladon
- Aden Ladon
- Abdalle Hassan
- Ali Abdalle
- Abdi Abdalle (Abdi Waddago)
- Ahmed Abdalle
- Halas Ahmed
- Osman Halas
- Samter Halas
- Egal Ahmed
- Wais Egal
- Madar Egal
- Geedi Ahmed
- Samter Geedi
- Mohamed Geedi
- Dalal Geedi
- Fatah Geedi
- Waisleh Geedi
- Allamagan Geedi
- Guled Allamagan
- Egal Allamagan
- Hode Geedi
- Farah Hode
- Yusuf Hode
- Geele Geedi
- Ahmed Geele
- Dahir Geele
- Nour Geele
- Ali Geedi
- Osman Ali
- Hassan Ali
- Abdalle Ali
- Yusuf Ali
- Aden Ali
- Halas Ahmed
- ( Aden Mohamed)
Remove ads
References=
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads

