Abokor muuse
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Abokor Muuse (Ingiriisi: Abokor Musa, Carabi: أبوبكر موسى ; , Magaca oo buuxa: Abokor Musa Da'ud ismacil Sheekh Ishaaq) waa Qabiil wayn oo ka mid ah beelweynta Eidagalle ee Isaaq. Beeshu waxay degaan rasmiya ku tahay Hargaysa,Somaliland iyo DDS Itoobiya.
Remove ads
Overview
The Abokor Musa is a major Somali clan that is part of the Eidagalle clan of the Isaaq clan family, traditionally also called Saleebaan. Members of the Abokor Musa subclan are descendants of Sheikh Ishaaq bin Ahmed. The Abokor musa[1] is one of the large somali clans and among the most prominent sub-clans of the Isaaq. They inhabit the Hargiesa and Salahley regions of Somaliland, in addition to the Somali Region of Ethiopia and Kenya, where they form part of the Isahakia community[2][3].The Abokor Musa traditionally consists of nomadic pastoralists, merchants, and skilled poets.[4]Historical roots can also be traced to Eritrea, reflecting old trade routes .
Remove ads
Tariikhda
Nasabka
Sheekh Isxaaq wuxuu ka mid ahaa culimadii ka soo haajiray Carabta kuna soo tallaabay badda si ay Islaamka ugu faafiyaan Geeska Afrika qarnigii 12aad ilaa 13aad. Sidaas darteed, Sheekh Isxaaq wuxuu guursaday labo dumar ah oo deegaanka ah gudaha Somaliland, wuxuuna ka dhalay siddeed wiil. Mid ka mid ah, Ismaaciil, wuxuu noqday aabihii beesha Ciidagale.[5]
Xiliyadii Dhexe

Beesha Abokor Muuse waxaa si gaar ah loogu xusuustaa kaalintii ay ka qaateen halgankii uu hoggaaminayay Axmed Gurey (Axmed Ibraahim al-Ghazi) (Saldanadii Adal) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Sida lagu sheegay buugga taariikhiga ah ee Futuh al-Habash, beelaha Habar Magaadle, oo ay ku jirto laantan, waxay bixiyeen ciidamo iyo hoggaamiyeyaal muhiim ah.[6]
Beesha Abokor Muuse—waxay door weyn ka ciyaareen dagaalkii qarnigii 16aad uu hogaaminayay Axmed Gurey bin Xuseen (Axmed Ibraahim al-Ghazi) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Dagaalkan taariikhiga ah oo lagu xusay buugga Futuh al-Habash, beelo badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay. Halyeeyada la xasuusto waxaa ka mid ahaa Basiralle iyo Dhimbil oo ahaa ugaasyo (Ughaz), taariikh ahaana loogu xuso iyo saraakiil ciidan oo caan ah. Qaybo kamid ah geedka qabiilka (clan tree) ayaa loo xusaa Boqorro, kuwaas oo ku jira dhamaan tarkhiidii dhaqan ee beesha, gaar ahaan ku dhadhaw qarnigii 15aad ilaa 16aad, oo ah Sultanate . Basiralle, oo lagu xasuusto geesinimo, wuxuu ku geeriyooday dhawac soogaadhay meel u dhow magaalada Herar.[7] Sidoo kale waxay samayn wan ku lahayeen magalda tariikhiga ah ee zelia.

Qarnigii 19aad, laanta Abokor Muuse waxay door muuqda ku lahaayeen ganacsigii ka socday Hargeysa–Berbera–Harar. Ganacsatadoodu waxay ahaayeen kuwa ugu firfircoon ee karavaannada ka keeni jiray gudaha Soomaalida xoolaha, muxurka, malmalka iyo subagga, kuna dhoofin jiray Berbera iyo suuqyada Carabta. Waxaa si gaar ah loo xusuustaa xiriirka dhow ee ay la lahaayeen Amiir Axmed III bin Abu Bakr, oo ahaa amiirkii Harar intii u dhaxaysay 1856–1875. Amiirka ayaa si weyn u qadarin jiray ganacsatada Abokor Muuse.[8]

Beesha Abokor Muuse waxay door weyn ka ciyaareen ilaalinta dhaqanka, xeerka iyo dhexdhexaadinta. Goobta barakeysan ee Aw Barkhadle, oo ku taalla inta u dhexeysa Hargeysa iyo Berbera, waxay ahayd xarun dhaar iyo heshiis lagu xallin jiray khilaafaadka. Odayaasha Abokor Muuse ayaa si gaar ah loogu qadarin jiray hoggaaminta dhaarta iyo heshiisiinta,oo ah Ugaaysada dhaqanka[9]
Abokor Muuse waxay caan ku ahaayeen hal-abuurka gabayga iyo xigmadda afka ah. Gabayga ayaa u ahaa hub lagula dagaallamo, laguna xafido taariikhda. Sida uu qoray Laurence Margaret, beesha Ciidagale (oo ay ka mid yihiin Abokor Muse) waxaa lagu yaqaanay in tiro badan oo rag ah ay gabyaa yihiin, taasoo ka dhigtay beel kaalin weyn ku leh suugaanta Soomaalida.[10]Sido kale Abokor Muuse waxay ahaayeen qoys caan ku ahaa fardaha fuulka iyo dagaalka, waxaana si weyn looga yaqaanay kartida dagaal iyo xirfadda ay ku lahaayeen maareynta fardaha dagaalka.

Qarnigii 19aad, Abokor Muuse waxay door muhiim ah ku lahaayeen ganacsigii karavaannada ee u dhexeeyay Berbera iyo gudaha dalka. Waxay qayb ka ahaayeen aasaaska magaalada Hargeysa, taasoo markii hore ahayd xarun karavaan oo ay dhiseen ganacsatada Ciidagale.[11]
Taariikhda Abokor Muuse waa mid ku dhisan geesinimada dagaal, hal-abuurka suugaaneed, hoggaaminta dhaqameed iyo firfircoonida ganacsiga. Waxay qayb muhiim ah ka noqdeen halgankii diimeed ee Muslimiinta, nabadaynta bulshada Isaaq, iyo kobaca dhaqaalaha iyo dhaqanka gobolka—astaamo qeexaya kaalintooda qoto dheer ee taariikhda Soomaaliyeed.
Sidoo kale, waxay leeyihiin tariikh soo jireen ah oo ku salaysan dhaqashada xoolaha, sida Geela, Adhiga iyo lo'da, iyadoo geelu uu yahay xoolahooda ugu muhiimsan ee noloshooda ku tiirsan yihiin isla markaana ay Aad u dhaqdaan. Dhaqashada xoolaha waxay ka tarjumaysa hodantinimada, hiddaha, iyo xirfadda ay bulshadu ku dhisantahay oo soo jireen ah.
Baranches and Subclans

Beesha Abokor Muuse waa beel ballaaran oo caan ku ah geesinimada iyo hiddaha soo jireenka ah, waxayna leedahay faracyo iyo laamo badan oo si dhaw isugu xidhan.
Beeshan qiimaha leh waxay u kala baxdaa laamo waaweyn oo ay ka mid yihiin: Mohammed Dhimbil, Ahmed Dhimbil, Aden Abokor (oo ,u kala baxa Cawlyahan iyo Hassan Aden), Muuse Dhimbil
Faracyada Muuse Dhimbil ayaa u kala baxa Mohamoud Muuse iyo Abdalleh Muuse. Laamaha Abdalleh Muuse ayaa iyaguna caan ku ah reero dhowr ah sida Reer Aadan, Reer Ali Abdi, Reer Nuur, Reer Benin, Reer Eiye, iyo Mohamed Cabdille, (kuwaas oo kala baxa Reer Cali iyo Reer Gubadle.). ; Shaxda Beesha
Saltanate of Abokor Musa

Beesha Abokor Muuse waxay caan ku tahay hoggaamin, halgan iyo ilaalinta dhaqanka. Intii taariikhdu xusuusato, beeshani waxay lahayd taliyaal dhaqameed oo ka kala socday laamaha iyo faracyada beesha, kuwaas oo door weyn ku lahaa xallinta khilaafaadka, ilaalinta nidaamka bulshada, iyo kordhinta midnimada beesha dhexdeeda.
Suldaanada, boqorrada iyo ugaasyada ka soo jeeda Abokor Muuse waxay ahaayeen hogaamiyayaal caan ah, kuwaas oo isku darsaday garaad, geesinimo, iyo karti ciidan. Markay timaaddo dirir ama dagaal, waxay ahaayeen abaanduulayaal dagaal oo hoggaamiya ciidamo si abaabulan u dagaallama. Halka marka nabaddu timaaddo, ay noqdaan odayaal dhaqameed oo hagaya bulshada dhinaca garsoorka, dhaqanka, iyo isku duubnida.
Doorkooda Ugaasnimadu waa astaan sharaf, caddaalad, iyo hoggaan bulsho. Taasi waxay sababtay in beesha Abokor Muuse lagu xasuusto dad hoggaamiya, nabad dhaliya, iyo dhaqanka ilaaliya, taasoo qayb weyn ka qaadatay dhismaha iyo ilaalinta nidaamka bulshada guud ahaan.
Remove ads
Distribution

Beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran u daganyihiin magaalada Hargeysa, gaar ahaan koofurta iyo galbeedka caasimadda. Xaafadaha ay si rasmi ah u deggan yihiin waxaa ka mid ah Calaamadaha , oo ay kala Qaybiso Wadada Halbawlaha ee Airport Road (Wadada Madaarka Egal), iyo xaafadaha Masalaha ( Siirooga galbeedkiisa), Jameecada, iyo qaybo ka mid ah Xaafadda October. Meelahan ayaa ka mid ah deegaannada taariikhiga ah ee ay beesha si xooggan ugu xidhan tahay.
Marka laga sii gudbo gudaha magaalada, Abokor Muuse waxay degaan Qoolcaday,Toon, magaalada Salahley, iyo tuulooyinka u dhow ilaa Ina-Guxaa, oo ah xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethiopia. Deegaannadan ayaa loo arkaa in ay yihiin laf-dhabarta beesha ee dhulka Somaliland, maadaama ay yihiin goobaha ay ku badan yihiin beelaha reer guuraaga ah iyo xoolo-dhaqatada beesha.
Dhinaca kale, beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran uga deggan yihiin Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya (DDS), halkaas oo ay ku leeyihiin magaalooyin iyo tuulooyin badan. Magaalooyinka ugu waaweyn ee ay degaan waxaa ka mid ah Bisad, Abokor, Egal Addani, iyo Iskoyska, halka ay sidoo kale ku nool yihiin deegaannada u dhow Dooxada Galool-Fadhiidh. Meelahan ayaa xiriir dhow la leh magaalada Awarre, taas oo ah xarun muhiim ah oo ka tirsan gobolka DDS.
Isku soo wada duuboo, beesha Abokor Muuse waxay degaan dhul aad u ballaaran oo ku kala yaalla labada dhinac ee xuduudda Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo leh isku xirnaan dhaqan, deegaan, iyo taariikh wadaag ah oo soo jireen ah.
Clan tree
A summarised clan family tree of the major subclans of Abokor Musa, is presented below:
- Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq)
- Daoud (Eidagalle)
- Muuse Daoud
- Abokor (Saleiban)
- Salieban Abokor
- Mohammad Salieban
- Saleiban Mohamed
- Yousuf Saleiban
- Osman Yusuf
- Said Yusuf
- Mohamed Yusuf
- Arralleh Saleiban
- Ali Arralle
- Saleiban Arralle
- Abokor Saleiban
- Abdalleh Abokor
- Saleiban Abdalle
- Osman Saleiban
- Waisleh Osman
- Mahamoud Wais
- Arralleh Wais
- Hussein wais
- Saleiban Wais
- Waisleh Osman
- Osman Saleiban
- Saleiban Abdalle
- Saleiban Abokor
- Warfa Saleiban
- Arreh Saleiban
- Farah Saleiban
- Mahamoud Saleiban
- Hassan Abokor
- Muuse Hassan
- Laqshe Hassan
- Basiralle Hassan
- Hawrarsame
- Dhimbil Hassan
- Mohammed Dhimbil
- Musa Mohamed
- Adawe Muuse (Rer Adawe)
- Aden Muuse (Rer Aden)
- Fatah Mohamed (Rer Fatah)
- Mucawiye Mohamed
- Guled (Wardon) Mohamed
- Hussein Guled
- Egal Guled
- Yusuf Guled
- Roble Guled
- Abdi Guled
- Musa Mohamed
- Muuse Dhimbil
- Abdalleh Muuse
- Jibirl Abdalle
- Siad Jibril
- Muse Siad
- Wa'eys Siad
- Kalil Jibirl
- Ali kalil
- Said Ali
- Koshin Ali
- Boqorreh Ali
- Abar Boqorre
- Deria Abar
- Abdillahi Deria (Allanleh)
- Deria Abar
- Abar Boqorre
- Ali kalil
- Saeed Jibril
- Waladon Said
- Aden Jibril (Rer Adan)
- Abdi Jibril
- Ali Abdi (Rer Ali Abdi)
- Abdalle Ali
- Musa Abdalle
- Hussein Ali
- Mumin Ali
- Naleye Ali
- Abdalle Ali
- Nour Abdi (Rer Nuur)
- Ismail Nour
- Hersi Nour
- Gabal Nour
- Mohamed Nour
- Benin Abdi (Rer Benin)
- Naleye Benin
- Ahmed Benin
- Hersi Benin
- Warfa Benin
- Samter Benin
- Abdi Benin
- Fatah Benin
- Dirie Benin
- Osman Benin
- Abdille Abdi
- Gallab Abdille
- Ismail Gallab
- Asker Gallab
- Eiae Abdille (Rer Eiye)
- Guled Eiye
- Sharmake Eiye
- Mohamed Abdille
- Ahmed Mohamed
- Samter Ahmed
- Ziyad Ahmed
- Mayle Ahmed
- Geedi Ahmed
- Amanle Ahmed
- Food Ahmed
- Dhible Ahmed
- Ismail Dhible
- Egal Dhible
- Ali Ahmed (Rer Ali)
- Gubadleh Ahmed (Rer Gubadleh)
- Derie Gubadleh (Rer Dirie)
- Boqorre Gubdleh (Rer Boqorreh)
- Ahmed Mohamed
- Gallab Abdille
- Ali Abdi (Rer Ali Abdi)
- Siad Jibril
- Jibirl Abdalle
- Abdalleh Muuse
- Mahamoud Muuse
- Shirdon Mohamoud
- Hamud Shirdon
- Suldan Shirdon
- Geele Shirdon
- Osman Shirdon
- Yusuf Shirdon
- Hildiid Mohamoud
- Ali Hildiid
- Geedi Hildiid (Rer Geedi)
- Hersi Hildiid (Rer Hersi)
- Shirdon Mohamoud
- Mohammed Dhimbil
- Ahmed Dhimbil
- Musa Ahmed
- Waisleh Ahmed
- Osman Ahmed
- Liban Ahmed
- Abdi Liban
- Ismail Abdi (Rer Ismail)
- Mohammed Abdi (Rer Mohamed)
- Aden Abokor
- ( Aden Mohamed)
- Issa Aden
- Awal Aden (Rer Cawl)
- Hassan Aden
- Ziyad Hassan
- Odawa Hasaan
- Ladon Hassan
- Abdalle Hassan
- Ali Abdalle
- Abdi Abdalle (Abdi Waddago)
- Ahmed Abdalle
- Halas Ahmed
- Egal Ahmed
- Geedi Ahmed (Rer Gheedi)
- ( Aden Mohamed)
- Abdalleh Abokor
- Abokor Saleiban
- Yousuf Saleiban
- Saleiban Mohamed
- Mohammad Salieban
- Salieban Abokor
- Abokor (Saleiban)
- Muuse Daoud
- Daoud (Eidagalle)
Remove ads
Notable figures
- Sh Mohamed Ali Geedi – Scholar and Founder of Horn of Africa charity Organization, which operates and establishes multiple schools across Somaliland and Beder International University.
- Mohamed Mooge Liibaan – prominent Somali instrumentalist, vocalist, and poet.
- Gaabuush – Is a scholar, an Air Force engineer, and a respected military leader, with strong tie to SAF.
- Kol Ibrahim Koodbuur – Revered Somali SNM commander and freedom fighter, known for his unmatched courage and sacrifice in the struggle against dictatorship.
- Aden Mohamed Guhad (Aden Walli) – He was a Colonel and the Commander of Internal Security of the (SNM), noted for his strategic leadership.
- Abdillahi Saleban Arralleh
- Ahmed Mooge Liibaan – prominent Somali musician and singer
- Sh. Abdiraham Aden Eigeh
- Suldan Aden S.Farah.S.Omar –Respected traditional holder.
- Muuse Ismail Qalilnle – popular Somali singer
- Ugahz Mohamed Abdille Ahmed, a clan elder (Ughaz) and respected traditional figure.
- Mohamed Hassan Finad – Politician and Activist
- Mohamoud Guure Husien (Gaal-Eri) – Was a key Somali political figure who led the SNM office in France and was responsible for Somalia’s foreign strategic policy during the Ogaden War.
- Ahmed Mohamed Diriye (Toorno) – Former Minister of Education and planning
- Gen.Mohamed Osman Aalin (Dayib)– Father of Somaliland Immigration border
- Ugahz Ali Abdi – 2nd traditional leader
- Hussein Mohamed Mohamoud – Former Minister of Health
- Suldan Osman Baane –3rd traditional leader
- Abukar Ali Osman
- Said Dhimbil Nour – peot and politician
- Hussein Habane – Lieutenant Colonel of the Somaliland Coast Guard.
- Omar Aidid – is a billionaire and Founder of Hargeisa Theatre Mall, the largest Market Mall Center .(in somaliland)
- Hussein Ali Mahamado – is Activist And Founder of In Guuxa Foundation
- Abdishakur Ali– is a senior military leader in Somaliland.
- Abdikarem Hikmawi – Is Author, literally scholar and Activist
- Yasin Alasie
- Abdirahman Dhimbil Siad
- Abdirahman Eid Dhimbil – is a professor and Politician
- Mohamed Badel – was a poet, politician, and university lecturer.
- Yusuf Saeed Elmi – Poet and politician
- Almis Omar Zakrie – Activist and Politician
- Nadir Yusuf – Politician and Member for Federal Parliament of Ethiopia
- Abwan Harir Osman Guray – Well-known Somali peot
- Rashed Khadar – is an author and poet who has authored many books, the most famous of which is Agab-Jire.
- Abdikarim Ahmed Mooge – Is Somali politician and the current mayor of Hargeisa city
- Shiekh Harreed (Xareed) – Scholar and Religious leader
- Guled Bihi Abdi – Politician and Member for Federal Parliament of Somalia
- Khalid Foodhaadhi – Multi-Award-Winnnig Journalist
Remove ads
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads