Afarta madhab
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Afarta madhab waa madaahib u howl galeen kala soo bixida xukunada sharciga daliiladood, waxaana raacsasyihiin culumada ahlu suna waana:
madhabka xanafiya oo loo nisbeeyo imaam abuu xaniinfa (80H-150H) wuxuu ka soo baxay madhabkaan baqdaad ciraaq[1][2]
Madhabka maalikiya oo loo nisbeeyo imaam maalik bin anas (93H-179H) wuxuu ka soo baxay madhabkaan madiina xijaaz [3] [4]
Madhabka shaaficiya oo loo nisbeeyo imaam shaafici (150H-204H) wuxuu ka soo baxay madhabkaan ciraaq kadib masar[5]
Madhabka xanaabila oo loo nisbeeyo imaam axmad bin xanbal (164H-241H) wuxuu ka soo baxay madhabkaan wuxuu ka soo baxay baqdaad [6] [7][8][9]
Remove ads
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads