Abuu Xaniifa

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Abuu Xaniifa waa Al-Nucmaan ama nucmaan bin Thaabit bin zawdhan bin marzubaan. Wuxuu ahaa aqoonyahaan muslim ahaa, waana aasaasaha madhabka xanafiga ee ka mid ah afarta madhab ee Al-sunaha raacsanyihiin, waxaa loo yaqaanaa "Al-imaam al-acdam"[1] waxuu dhashay sanadii 80 hijri (699 miladi). waxuu kudhashay kuufa magaalo katirsan koonfurta ciraaq una jirta 170 kiilo mitir (110 mayl) Baqdaad. asakiisa waxuu kasoojeedaa faaris, waxuuna ku geeriyooday sanadii 150 hijri ( 767 miyladi) isla ciraaq gudeheeda.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads