Arda Turan

From Wikipedia, the free encyclopedia

Arda Turan
Remove ads

Arda Turan waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Barcelona ee wadanka Isbania iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Turan waa kaptanka xulka qaranka dalka Turkiga. Wuxuu hore ugu soo dheelay kooxaha Galatasaray SK, Manisaspor iyo Atlético Madrid.

Quick Facts Macluumaad Xirfadeed, Saddex Magac ...
Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads