Awstriya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Awstriya
Remove ads

Awstriya Jamhuuriyadda Awstriya ama (de: Republik Österreich) waa wadan Dhul xiran oo ku yaalo dhaxbartanka Yurub macnaha Austaria waxa ay kadhiganahay marka somali loorogo Jammhuuriyada bariga.waa xubin kamida jamciyada quruumaha ka dhaxaysa ilaa 1955 laga bilaabo 1995 waxay kamid noqotay wadamada Midawga Yurub dhanka waqooyi waxa kaga aadan wadanka Jamhuuriyadda Fadaraaliga ah ee Jarmalka iyo Jamhuuriyadda Jek Dhanka barina wadamada Isloveeniya iyo Taliyaaniga Koonfurna waxa kaga toosan wadamada Iswisarland iyo Liechtenstein.

Quick Facts Jamhuuriyadda AwstriyaRepublik Österreich (Af-Jarmal), Official national language ...

Awstriya wee xee ku jiirtaa madawaga yurob Ilaa 1995 Luqadaa Awstriya lagaga hadloo waa jarmal dhulkaa Awstriya wuxoo garaa 83,872 Kiiloo murabaac waxaa Awstriya ku nool 8,316,487 (2007) Qoof Calamadaa intara netka (at) Furahaa Telefonka (+43)

Remove ads

Goboladaa

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads