Axmed Mooge
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Axmed Mooge Liibaan (Af Ingiriis : Ahmed Mooge Liibaan, Af Carabi : ar) (geeriyooday Oktober 1997) wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo majaajileyste ku soo barbaaray magaalada Hargeysa, Somaliya
- Haku khaldin fanaanka "Maxamed Mooge Liibaan"
Fanaan Axmed Mooge iyo walaalkiis Maxamed Mooge Liibaan waxay ka mid ahaayeen hobolada ugu caansan ee heesaha sameeysta. Sidoo kale waxaa Axmed lagu yaqaanay heeso gubaabo iyo dhaqdhaqaaq lid ku ah dowladii kalitaliska ahayda ee Soomaaliya.
Remove ads
Taariikh
Axmed Mooge wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa ee maanta caasimada u ah maamulka gobolka waqooyi galbeed soomaaliya. sanadkii 1143 1943dii. Asaga iyo walaalkiis Maxamed ayagoo da' yar ayaay bilaabeen heesaha iyo laxameeynta suugaanta Soomaalida. Sidoo kale Maxamed wuxuu ka tirsanaa Hobolada Waaberi ee ugu caansanaa geyiga wakhtigaasi. Axmed Mooge liibaan wuxuu aad ugu soo shaacbaxay garaacida kabanka oo in badan uu sameeyay.
Remove ads
Fanka
In kastoo Maxamed Mooge iyo walaalkii Axmed ay sameeyeen iyo ku luuqeeyeen heeso badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ugu caansanaa kuwan hoos ku xusan:
- Gaasira
- I taageer Allahayow
- Adduunyooy
- Aduunyadu Wareeriyo
- Gaashaamo
- Nin Raga
- Dadka hayska weyneyn
- Dalxiis
- Dhayyal looma heesee
- Dhulkii hooyo
- Doonidii Jacaylka
- Galbis
- Guga
- Habluhu kala wanaagsan
- Hami Iyo Jacayl
- Haween U Samir
- Idil
- Ifka
- Jirab
- La Jiifiyaana
- Maxaa Iga Galay Nin Geelbadan
- Maxamed
- Mudantii haweenkaa
- Nabsiga Hiisha
- Nafta Ku Ogolaatay
- Oogada Jirkeygiyo
- Saxarla
- Saylaha
- Shacbaan
- Waa Oday Kasheekee
- Walaac
- Waayeel Dadow
- Xeebtaa Jabuuti
- Xilo Jano
- sabab kale ha moodine
Ilma mooge liibaan wuxay ku dhasheen hargesa lakiin ma ahayn isaaq qabiilkoodu wuxu aha shekhaal
Remove ads
Cadaymo
- SomaliLyrics.net accessed October 8 2007 Archived Maaj 10, 2012 // Wayback Machine
- Heesaaga Somaliland, accessed October 8, 2007 Archived Febraayo 8, 2012 // Wayback Machine
- Somali Classic Songs accessed October 8 2007 Archived Luuliyo ama Luulyo 28, 2009 // Wayback Machine
- Somaliland Democracy Watch Organization accessed October 8 2007 (translation necessary) Archived Febraayo 19, 2020 // Wayback Machine
Xidhiidhyo Banaanka Ah
- Official website (Soomaaliga)
- Biography at fansite (link broken archived version)
- Mohamed Mooge Songs
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads