Bakeyle
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Bakeyle (Af Carabi : ar Af-Laatiin: cuniculus Af-Taliyaani : coniglio Af Ingiriis : cony ama rabbit) waa xoolo duurjoog iyo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan. Bakayluhu waa xayawaan naasley ah kaas inta badan duurka ku nool, laakiin la dhaqan karo oo carbis noqda.

Bakaylaha waxaa loo dhaqdaa in hilib laga helo iyo in wehel iyo qurux ahaan loo heysto.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads