Duurjoog

From Wikipedia, the free encyclopedia

Duurjoog
Remove ads
Remove ads

Duurjoog (ingiriis: wild animal) waa Xayawaanka aan la dhaqanin ee khatarta ah. Duurjoogtu waa dhamaan xayawaanka ku nool duurka, keymaha, buuraha, iyo deegaanada ka fog magaalooyinka.

Kani waa maqaal ku saabsan xayawaanka duurjoog ah. Maqaalo u micno dhow fiiri xayawaan, gurijoog iyo xoolo
Thumb
Shabeel
Thumb
Gool
Thumb
Libaaxu waa xayawaanka duurjooga ah.
Thumb
Masku waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.
Thumb
Waraabuhu waa xayawaan duurjoog ah.
Thumb
Harimacadku waa bahal ka mid ah Bahda Bisada.
Thumb
Yeeygu waa xayawaan khatar badan oo duurjoog ah.

Duurjoogta waxaana ka mid libaaxa, waraabaha, shabeelka, harimacadka, yeyga, butida, masaska, iyo kuwo kale oo badan.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads