Badmareen

From Wikipedia, the free encyclopedia

Badmareen
Remove ads

Badmaax (Af Ingiriis : sailor; Af Carabi : arā€Ž) waa koox dad biyo-mareen ah kuwaasi oo isticmaalaya aalad biyo-mareen ah sida doon, markab iyo aalado kale. Sida caadiga ah, waxaa badmareen ah dhammaan dadka si joogto ah (ama in badan oo wakhtigooda ah) ugu safra biyaha badaha. Kuwaasi waxaa ka mid ah ciidamada, kaluumeysatada, dalxiisayaasha iyo wixii la mid ah.

Kani waa maqaal ku saabsan baxaariga. Qoraalo kale fiiri Badmareen Soomaali.
Boga "Baxaari" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Thumb
Qaar ka mid ah Ciidanka Badmareenka
Remove ads

Muuqaalo

Qoraalo La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads