Betty Grable
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Elizabeth Ruth Grable (Diseembar 18, 1916 – Luuliyo 2, 1973) waxay ahayd atariisho Mareykan ah, gabar pin-up ah, qoob-ka-cayaar, moodel, iyo heesaa. 42-filim ee ay samaysay 1930-meeyadii iyo 1940-meeyadii waxay soo xareeyeen in ka badan $100 milyan; 10 sano oo xiriir ah (1942-1951). Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka 1946 iyo 1947 waxay ku dartay inay tahay haweeneyda ugu mushaarka badan Mareykanka; waxay kasbatay in ka badan $3 milyan intii ay ku jirtay shaqadeeda ($22 milyan doolar 2021).[1]
Remove ads
Dhaxalka
Intii ay ku jirtay shaqadeeda, Grable waxay ahayd calaamad galmo. Boodhadhkeeda suunka maydhashada ayaa ka dhigay inantii lambarka-1aad gabar pin-up ee dagaalkii labaad ee aduunka, oo dhaaftay Rita Hayworth. Waxaa markii dambe lagu daray mashruuca Life "100 sawir oo bedelay adduunka".
Tix
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
