Binali Yıldırım

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Binali Yıldırım (Af Turki : Binali Yıldırım; Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [binaːˌli jɯldɯˈɾɯm] ; Ku dhashay 20kii Diseembar 1954kii Magaalada Refahiye ee Gobolka Erzincan) Waa Ra'iisulwasaaraha dalka Turkiga, waxaana xilkaasi loo doortay 22dii May 2016. Waa Injineer ku takhasusay Culuumta Badda sidoo kale waa siyaasi ruug caddaa ah.

Quick facts Madaxweyne, Kuxigeenkiisa ...

Horey 13kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu hayey xilka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda. Inta xilka wasaaraddaasi uu hayey waxaa uu hirgaliyey mashaariic badan oo isgaarsiineed iyo isbedello lataaban karo oo dhanka kaabayaasha-dhaqaalaha ah, waxaana loo qadariyaa halyeey sumcad ku dhex leh bulshada dalkaasi. Mudane Binali Yildirim sidoo kale waa gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta ee hayya talada dalka Turkiga.[1][2]

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads