Bipasha Basu

Atariisho filim Bollywood From Wikipedia, the free encyclopedia

Bipasha Basu
Remove ads

Bipasha Basu (waxay dhalatay 7 Janaayo 1979) waa jilaa Filim Hindi ah. waxaa lagu yaqaan shaqadeeda Filimda Hindiga, sidoo kale waxay kasoo muuqatay filimda luqadda Tamil, Telugu, Bengali iyo Ingiriisi.

Quick Facts Ku dhashay, Dhalsho ...
Remove ads

Nolosha shaqsiga ah

Thumb
Basu iyo ninkeeda Karan Singh Grover

Basu wuxuu guursaday jilaa Karan Singh Grover 30kii Abriil 2016.[3]

Fillim

Film

More information sanadka, filimka ...
Remove ads

Tixraacyo

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads