Bixin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Waa degmo ka tirsan gobolka sanaag ee somaliland waxay caan ku tahay dhul beeredka waxay laga Raraa dalaga sida kaabshka', xabuubta, basasha, batruulka, saladhka, sidoo kale hadhudhka galayda, iyo sarenka, waxana la geeya magalada ceerigaabo sidoo kale ceelafweyn iyo gobolka sanaag oo dhan. Waxa dega habarjeclo, muuse abokor, biciide, Beesha Iidle Biciide.

Quick Facts BixinBihin بيحن, Country ...

[1]

  1. https://youtu.be/CSHM2pWQ3ec
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads