Muuse Abokor

From Wikipedia, the free encyclopedia

Muuse Abokor
Remove ads


Beesha Muuse Abokor waa beesha ugu badan Habarjeclo oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay MUUSE ISMACIIL iyo Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin Reer-Darawiish dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka.

Thumb
Quick Facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...
Remove ads

Beesha muuse abokor waa beesha ay kasoo jeedaan ragii xoreyy somaliland[1]

ceerigaabo sanaag

Remove ads

Reeraha Muuse Abokor

Reeraha ugu waaweyn:

Muuse Abokor wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah:

Remove ads

Abtirsiinta

Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq) Muuse Isaaq (Habarjeclo)

  • Uduruxmin Muse
  • Idris Muuse
  • Cabdiraxman Muuse caliu
    • Cisman Cabdiraxman (Bah Majeelo)
    • Cabdille Cabdiraxman (Bah Majeelo)
    • Isaaq Cabdiraxman (Bah Majeelo)
    • Yoonis Cabdiraxman (Reer Yoonis)
      • Maxamed Yoonis
      • Cismaan Yoonis
    • Barre Cabdiraxman
      • Cali Barre
      • Maxamed Barre
      • Yoonis Barre
        • Buraale Yoonis
        • Biciide Yoonis(Biciide)
            • Iidle Biciide
            • Wadhowr Biciide (Bahsanbuur)
            • Samatar Biciide (Bahsanbuur)
            • Farah Biciide
              • Ahmed Farah
              • Iidle Farah (Rer Iidle)
              • CUmar Farah (Boho)
              • Fahiye Farah (Boho)
              • Muuse Farah (Boho)
              • Roobsuge Farah (Boho)
              • Geedi Farah (Boho)
              • Wacays Farah (Boho)
              • Sahal Farah (Boho)
              • Cabdille Farah (Bah Farwiyo)
              • Cali Farah (Bah Farwiyo)
Remove ads

Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan.

Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sidoo kale laamiga gobolka sool aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa guumays.

Siday u kala degan yihiin

Beelaha maxamed yoonis iyo bahmajeelo waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yoonis, cali barre, maxamed bare iyo qaybo kamida reer iidle waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin, idarays, bahsanbuur, axmed faarax, reer buraale yoonis waxay degan yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil.

  • Gobolada

saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia .

Dadka caanka ah

Halgamaa

  • muj[ guray xadhigle

kite fiqi

Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida :

  • Michael mariani
  • Maxamuud xaashi
  • Xasan gaafaadhi
  • NUUR AMAAN
  • Yusuf Maxamed Cali (Tuke)
  • dube caliyare
  • axmed kayse
  • Dhoola yare
  • Axmed xayir maareye
  • Cali sicid raygal
  • Hinda Cali Biikalo
  • Axmed Nuur
  • Faahiye, Axmed Rooraaye
  • AxmedJiir
  • Abdalle Ali Saed

Fanaaniinta waaweyn:

  • saynab cige
  • saafi ducaale
  • cabdirisaq saleban gaas
  • saabriiina muuse

Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:

Remove ads

Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor

  • Suldaan Cali Muuse suldaankii u horeeyay ee Habarjeclo.
  • Suldaan Cabdilahi Suldan Cali (suldaanka guud ee beel-weynta Habarjeclo).


Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida:

  • Suldaan Siciid Yuusuf Suldaanka Biciide
  • Suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde) suldaanka bahsanbuur

Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka.

Remove ads

Tijaarta ka dhalatay

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads