Bookh
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Bookh waa degmo ku ku taalo gobolka Doollo ee dalka Itoobiya.magaladaan waa magaalo qadiimi ah, waxaana dega beelaha daarood gaar ahaan majeerteen, Reer-Darawiish iyo beesha madhibaan[1]
bookh waxaa aas aasay nin la oran jirey cabdi cawad oo ahaa beesha madhibaan, inkasta oo ay maanta ku yaryihiin lkn taariikhda bookh lixaad weyn bay ku leeyihiin.
Tuulooyinka u dhow degmada Bookh waxaa ka mid ah:
- Docmo
- Marqaan wayne
- Qaawane
- Jiracle
- Maaneed
- Gaxandhale
- Gumburka Cagaare
Santarka burburis
Santarka marqaan
Qabiil ahaan waxaa daga Reer khalaf, maxamuud ibraahiim iyo Reer biciidyahan.
- horogle
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
