Buskud

mid ka mid ah walxaha la dubo From Wikipedia, the free encyclopedia

Buskud
Remove ads

Buskud (Af Ingiriis : biscuit; Af Carabi : ar) waa cunto la dubay oo ka samaysan daqiiq. Sidoo kale buskudku waa cunto fudud [1] bisil. Guud ahaan waxaa jira noocyo badan oo buskud ah kuwaasi oo ku kala duwan dhadhanka, midabka iyo qaabka.[2]

Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada fudud.
Thumb
Nooc ka mid ah buskudka
Thumb
Buskudka xaafada lagu diyaariyo

Buskud Soomaali

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay sameeyaan noocyo kala duwan oo buskud ah, kaasi oo lagu isticmaalo xaafadaha iyo ganacsi ahaanba. Inta ugu badan waxaa la cunaa buskudka waxaa la cunaa wakhtiyada xafladaha, aroosyada iyo dabaaldega, inkastoo la cuni karo wakhti kasta.

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads