Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib aabaha rasuulka scw
Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪﺍﻟﻤﻄﻠﺐ |
wakhtiga dhalashada: 545 C.D / -79/78 Hijrada ka hor |
meesha ku dhashay: magaalada Makka, Xijaas |
wakhtiga dhimashada: Janaayo 571 C.D/ Dulhijja -53 Hijrad ka hor (da'da 25 jir) |
meesha ku dhintey: |
meesha uu ku aasan yahay: Darun-Nabiya, Madina Munawwara, Sacuudi Carabiya |
xaaska: Āmina bint Wahb Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D |
ciyaalka:
Wiil Nebi Muḥammad |
waalidka:
aabo Cabdi al-Muṭṭalib |
Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib (ingiriis: Abd Allah ibn Abd al Muttalib; carabi: ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ, "Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib") ku dhashay magaalada Makka, Xijaas ee dhulka Carabiya[1] markuu wakhtigu ahaa 545 C.D taasi oo u dhiganta 79/78 sano ka hor Hijrada, waa nin ka dhashay qabiilka reer banu Haashim ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas[2] dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Sacuudi Carabiya). Markeey taariikhdu ahayd Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D Cabdulaahi wuxuu guursaday Āmina bint Wahb oo u dhashay wiil nool Nebi Muxamedﷺ ku abtirsado.[3]
Remove ads
Dhimashadiis
Cabdulahi ibn Cabdul Mudalib wuxuu dhintey asagoo da'diisu tahay 25 jir markeey taariikhdu ahayd Janaayo 571 C.D (taasi oo u dhiganta Dulhijja -53 Hijrad ka hor). Waxaa lagu aasay Darun-Nabiya, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya.[4]
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads