Cali Xaydh
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cali Xaydh waa degmo ka tirsan Gobolka Awdal.
Tilmaan
waxay ku talaa meel u dhaw xeebta Gacanka Cadmeed. Waxay leedahay jawi wanaagsan waa meel roob badan oo buuralay ah waxaa marta wado iskuxidha Jabuuti, Hargeysa ,Boorame iyo Lughaya Degmadan waxaa daga beelaha maxamed case gaar ahan belaha Ilma MUUSE. waxana Aasaskeda laha BEESHA AADAN MUUSE. Waxay leedahay dugsi hoose-dhexe, Madarasad iyo dhaqtar MCH oo ay ka caawisay dhinaca caafimaadka hayadda world-vision. Degmadan Calixaydh asal ahaan cisse mamasan aya leeh
Remove ads
Billaabay
waxa ASAASAY [XAAJI DAAHIR BARRE GOULED ] Sanadku markuu Ahaaaa 1955kii waxanu xajigu ka soo shaqeeyey dawladihii iyo gumays tayaashii dhulka somalida ee kala ahaaaa Faransiiska Ingiriiska IYO Talyaaniga oo uu afkooda ku hadlo iyo waliba af carabi oo uu ku hadlo waxanu ka soo shaqeeyey dalalka Jabuuti iyo somaliland.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads