Canuuni

From Wikipedia, the free encyclopedia

Canuuni
Remove ads

Canuuni (Af Ingiriis : Annona; Af Carabi : ar) waa nooc ka mida dhirta ubaxa leh ee la beerto, wuxuu ka midyahay bahda (pawpaw/sugar apple) wuxuu ka baxaa wadama kulul, geedkaan ayaa wadamba uu magac u yaqaanaa wuxuuna leeyahay noocyo badan. Geedkaan ayaa noocyo badan leh waxaa ka mida:

Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Magaca laba-geesoodka ah ...
Remove ads

Noocyadiisa

Tilmaan

Geedka ayaa ka mida bahda saytuunka geedka soomaalidu u taqaan, jirida canuuniga caadka iyo sayntuunka ayaan la kala saari karin, miraha canuuniga ayaa dabo balaaran iyo af dhuuban leh, korku waa xuub jilicsan misana cagaaran oo kurtumo leh, ubucda ama hilibka gudaha waa cadaan, mirihiisuna waa madow, dhadhankiisu waa macaan wata dhanaan yar.

Miraha Caadka ayaa Canuuniga kaga duwan inay wreegsanyihiin oo kurtumihii fiiqnana aysan lahayn iyo inuu ka macaanyahay canuuniga dhadhan ahaan,

Remove ads

xanuunada ku dhaca 


Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads