Saytuun
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Saytuun (Ingiriis: Guava, af-carabi الجوافة) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo siday tahay lagu cuno.
- Saytuun kale, eeg Olea europaea

Midhaha Saytuunku waa kuwo wareegsan oo leh midab casuus ah iyo dhibco badan oo korka kaga yaala. Sidoo kale, midhaha saytuunku waa cunto bisil oo sidiisa ayaa lagu cunaa.
saytuunka ayaa u kala baxa 100 jaad oo ka kala baxa wadamada dhulbaraha dhaca ee ku yaala afrika, laatiin ameerika, wada kariibiyanka, iyo waliba bariga dhexe.
Remove ads
Wax tarka cunto ee saytuunka
Wax tarka xag daawo
Cudurada ku dhaca geedka saytuunka
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads