Ceeldhaab

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Ceeldhaab waa degmo ka tirsan gobolkii sool hadana loo yaqano saraar degmada waxa dega beesha reeryoonis gaar ahan baalayal waxay ku taala woqoyiga magalada caynaba waxay oog u jirtaa 15km[1] degmadu waxay ku taala dhul aad u quruxbadan ooku haboon dhinac kasta sid abeeraha xoolaha iyo wixi lamid ahba waxay u dhexesa magaladu degmoyinka caynaba iyo oog waanagoob istaratiji ah marka loo eego deganka ay ku taalo.[2]

Quick Facts Country, Region ...
Remove ads
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads