Koka-Kola

From Wikipedia, the free encyclopedia

Koka-Kola
Remove ads

Koka-Kola (Af Ingiriis : Coca-Cola; Af Carabi : ar) sida badan loo yaqaano Kook (Coke), waa cabitaan fudud oo lagu daray Kaarboon[1] kaasi ooy soo saarto Shirkada Koka-Kola ee fadhigeedu yahay Atlanta, Joorjiya Cariga Maraykanka.

Quick Facts Nooca, Soosaare ...
Thumb
Dhalada cabitaanka Koka-Kola
Remove ads

Hordhac

Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[2]

Remove ads

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

  • Bebsi Kola
  • Faanta
Quick Facts

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads