Kosta Rika

From Wikipedia, the free encyclopedia

Kosta Rika
Remove ads

Kosta Rika (Costa Rica) waa wadan ku yaala ameerikada dhexe waxa uu xuduudo la wadaaga laba wadan oo kala ah banama iyo wadanka nikragwa waxa uu dhanka waqooyi xuduud kala wadaagaa wadanka nikragwa dhanka koonfurna wadanka banama dhanka galbeed waxa uu xuduud ka leeyahay bada Badweynta Baasifik dhanka barina bada Badda Karabiya waxa qabsaday boqortooyadii isbayn sanadii 1563 waxa ay madaxbanaanida qaadatay sanadii 1821 kadib waxa gacanta ku dhigatay wadanka Meksiko waxa ay madax banaanidoodii kalasoo noqdee maksiko sanadii 1848 masaaxo ahaan dhulka ay ku fadhido dawlada costa rica waa 50700 klm dadka kunool tiradooda waxa lagu qiyaasaa 2066,000 kun oo qof caasimada wadankani waa magaalada Sankhose.

Thumb
Thumb
Costa Rica
Calanka Kosta Rika
Thumb
Remove ads

Dadka

Inta badan dadka kunool costarica waxa ay kasoo jeedaan wadanka isbayn waxa kale oo kunool xoogaa aan sidaas usiibadnayn oo ah dadka looyaqaano hindida cas


ciidanka qalabka sida

costa rica waxa ay ka mid tahay wadmada aan lahayn ciidamo malateri oo habaysan ciidanka wadankan waxa lakala diray sanadkii 1948.wadankani waa mid kamida wadamada soosaara muuska.

More information Dalalka Woqooyiga Ameerika ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads