Dominika

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dominikamap
Remove ads

Dominika waa wadanka jasiirad ah oo ku yaalo bariga badda Karabiya, Wadankaan waxoo ka koobanyahay jasiirado aad u yar yar oo aad u quxbadan.

Thumb
Dominika

Taariikh

jasiiradaan waxaa soo gumeestay markeeda hore ingriiska. waayadii hore waxaa intii ee yurubiyaanka imaanin waxaa degenaan jiray dad (Karab-indian) ah, isla markaas neh waxaa jasiirada lagu soo guray dad adooman oo afrikaan ah, si ee uga shaqeeyaan jasiirada. ajaanibta saaidka ah oo ku soo qul qushay jasiirada waxee la qabsadeen dhaqanka indianka ah. 1978ii wadanka waxoo helay xornimo.


More information Dalalka Woqooyiga Ameerika ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads