Cudur

From Wikipedia, the free encyclopedia

Cudur
Remove ads

Cudur; jiro (Af Ingiriis : disease; Af Carabi : ar) waa wax xanuun ku dhaca jidhka noolaha, kaasi oo keena awooddari, daciifnimo ah, iyo geeri. Biniaadanka cudur waxee dhahaan wax kasto oo xanuun ku ah, waxee noqon kartaa waxyaabo badan. xarafka cudur malahan wax u gooni ah. dhakhaatiirta badanaa waxee isticmaalaan xarfo kale, waxeena cudur u adeegsadaan waxyaabaha la aqoonin ama la fahamsaneen.

Thumb
Muuqaalka nooc ka mid ah bakteriyada keenta nooc ka mid ah xanuunka.

Mar dambe ma jiri doonaan gaboobid, curyaannimo iyo dhimasho: “Oo kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa.” (Ishacyaah 33:24). Boqortooyada Ilaahay baa masaxi doonta jirrada iyo dhimashada.[1]

Remove ads

Qoraalo kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads