Dacar Budhuq

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dacar Budhuq
Remove ads

Dacar budhuq waa magalo madaxda degmada Laasgeel ka tirsan gobolka Hargaysa ee Somaliland  waxay ku taallaa wadada u dhexeysa  Hargeisa iyo  Berbera.[1][2] waxa ka dhisan saldhig bolis iyo iskuul uu ingriiska ka dhisay xiligii isticmaarka waan magaalo mihiim ah oo isku xidhi Hargaysa iyo Berbera Dacarbudhuq waxaa ku yaal dowga caanka ah ee KODAYARE iyo buurta dameerka,waqtigii dowladii somaliya waxaa fadhiyi jiray ciidan Military ah waxaana ku yaalay saldhig. Xaga dhqaalaha magaaladu waxay kun tiirsantahay beeraha,xoolaha iyo ganacsigiga waxaana ku yaala 2 wershadood oo maaska sameeya. Dadka magaaladu waa dad dhaliyaro u badan waxaana magaalada kunool mujaahidiin ku caan ahaa goobaha dagaalka ee jabhadii SNM waxaana kamida IBRAAHIN AHMED DHEERE (CAAQILKA) ,JAAMAC CALI QULUX,mujaahid SURYO iyo qaar kale. Magaaladu waxay caan ku tahay dooxa caloola oo ah doox halis badan oo marka roobabku da,aan baabuurta la taga.

Quick Facts Dalka, Gobolka ...



Remove ads

Xigasho

GUDOOMIYAHA DEGMADA LAASGEEL,MUSATAFE JEBIYE

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads