Dadka Xarla

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

qabiilka Xarla (Af Ingiriis : Harla), sidoo kale loo yaqaanay Xarala, waxay ahaayeen dad ama qabiil kamid ah qabiilka Daarood Ismaaciil waxayna walaalo yihiin qabiilada Harti Koombe, Geri Koombe, Jiraan Koombe iyaguna waa Xarla Koombe balse hada way yaryihiin intii kale waxay ku dhexmilmeen bulshooyinka kale, kuwaasi oo beryihii hore ku noolaan jirey deegaano ka mid ah Soomaaliya iyo wadanka Itoobiya.[1]

Quick Facts Thiinada guud ee dadka, Meelaha ay ku badan yihiin ...
Remove ads

Hordhac

Thumb
Gabdho dhalinyaro ah oo jooga magaalada Hargeysa.

Dadka Soomaalidu waa kuwa ugu badan ee ku dhaqan wadanka Soomaaliya; ayadoo lagu qiyaasay ilaa 85% oo bulshada ahi ineey tahay Soomaali sax ah, halka inta kale ka soo jeedaan meelo kale oo caalamka ah.[2]

Intaasi marka laga yimaado Soomaalidu waxay isku qeybisaa reero iyo qabiilo kuwaasi oo guud ahaan ah 4 beelood.[3]

Bulshada Soomaaliga

Bulshada Soomaaliya waa mashruuc xambaarsan macluumaad badan oo ku saabsan beelaha, reeraha, luuqadaha, tirada bulshada, heerka waxbarasho, caafimaadka, dhaqaalaha, diimaha iyo qodobo kale oo saamayn ku leh bulshada.

Dadka Soomaalida

Dadka Soomaalid waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, deegaano ka mid ah wadanka Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah luqadaha Kushitiga Faraceeda Afro Aasiya.

Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads