Shirkad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Shirkad
Remove ads

Shirkad (ingiriis: company; carabi: شركة) sida caalamiga ah waa xubin, ama tiro badan oo dad ah, arin ka mideysan, ama dhexdhexaad ka ah, kuwaasi oo wadaaga danguud ama gaar ahaaneed. Micnaha kale ee Shirkad xambaarsan tahay luuqada Af Soomaaliga dhexdiisa waa isku xidhka meherad weyn oo leh goobo ganacsi ku yaalo deegaano badan oo kala duwan.

Kani waa maqaal ku saabsan Shirkad.
Thumb
Thumb
shirkad yar shinka
Thumb
shirkad cuuntoka
Thumb
shirkad somaliland
Thumb
shirkad japan
Thumb
shirkad ,maraykanka
Thumb
shirakd espania
Thumb
shirkad ikea , cuuntoka
Thumb
Thumb
maraykanka shirkad

Shirkado ganacsi, kuwo si gaar ah loo leeyahay, kuwo u adeega bulshada, kuwo u shaqeeya dowladaha iyo noocyo kale oo badan oo shirkado ah ayaa jira caalamka. Dhamaantood waxay ka mideeysan yihiin magaca iyo in badan oo qawaaniinta aasaasiga ah. Shirkadaha caanka ah waxaa ka mid ah Shirkada Isgaariinta Somcable, Shirkada Microsoft, Shirkada Google iyo kuwo kale oo badan oo caalami iyo wadani iskugu jira.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads