Xawaalad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Xawaalad (Af Ingiriis : money transmitter, ama money transfer service; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaano "Xawilaad") waa meherad ka shaqaysa diritaanka iyo bixinta lacagta; taasi oo u adeegta bulshoweynaha caalamka.[1] Xawilaada lacagta waa ganacsi weyn oo ka jira dhamaan wadanada caalamka. Wadanka Soomaaliya waxaa caanka aha xawilaadaha u adeega bulshada kuwaasi oo ukala safriya lacagta meel ilaa meel kale.[2]


Dunida casriga ah maanta iyo shalay waa been, xawaaladuhu waxay isticmaalaan barta internetka si adeegooda u fududeeyaan.[3]
Remove ads
Hordhac

Sida caadiga ah, nidaamka xawaaladuhu wuxuu caan ka yahay Geeska Afrika, Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika, iyo meelo ka mid ah Hindiya.[4]
Adeega xawaaladaha waxaa ka mid ah dirista iyo bixinta lacagta, keydinta lacagaha, maalgelinta, amaahinta iyo noocyo kale oo adeeg la xidhiidha lacagta ah.
Xawaadaha Soomaaliya
- Taaj
- Dahabshiil
- Xawaalada Hodan
- Xawaalada Kaah
- Xawaalada Amaano
- Xawaalada towfiiq
- iyo kuwo kale oo badan
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads