Dayax Gacmeed
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dayax Gacmeed, Dayaxgacmeed (Af Ingiriis : Spaceship) waa aalad gaadiid dad-samee ah oo loo isticmaalo in loogu safro cirka, dayaxa, meereyaasha kale iyo dhamaan meelo ka baxsan dhulka.

Markii ugu horeeysay taariikhda bani-aadamka, sanadkii 1959kii ayaa Dayax Gacmeed Ruushku leeyahay tagay dayaxa. Ka dib, 1968dii ayaa qofkii ugu horeeyay cagaha saaray dayaxa kaas oo ka socday Dawladda Maraykanka.
Remove ads
Dayax gacmeedku wuxuu ka samaysan yahay Aalado laysku geeyay Haba ubadnaade xaga masska
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads