Dekedda Cusub ee DP World Berbera
Dakad ku taallo soomaaliya From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dekedda Cusub ee DP World Berbera ( Af-Ingiriisi DP World Berbera New Port , Af-Carabi ميناء بربرة الجديد لموانئ دبي العالمية ), oo sidoo kale loo yaqaan DP World Berbera, Waa dekedda cusub ee DP World ku leedahay magaalada Berbera iyo laanta keliya ee ay ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland . [2]
Remove ads
Guudmarka

Bishii Meey 2016, DP World waxay heshiis la gashay US $ 442 milyan oo ay la gashay dawladda Somaliland, si ay uga hawlgasho xarun ganacsi iyo saad oo ay ku leedahay Dekedda Berbera. Mashruuca, oo la bilaabi doono, ayaa sidoo kale ku lug yeelan doona dejinta aag xor ah.
1-da Maarso 2018, Itoobiya waxay noqotay saamilay weyn kadib heshiis ay la gashay shirkadda DP World iyo maamulka dekedda Somaliland. DP World waxay ku leedahay saami dhan 51% mashruuca, Somaliland 30% iyo Ethiopia inta soo hartay 19%.
Wadada Berbera

Dhismaha marinka Berbera wuxuu qayb muhiim ah ka ahaa heshiis qandaraas ay wada galeen dawladda Somaliland iyo Isutagga Imaaraatka Carabta iyo shirkadda dekedda leh ee Dubai Ports World.
Remove ads
Sidoo kale eeg
Sido Kale fiiri
- Liska Dekkedka Dunida
- K line
- Dekada Berbera
- Dekeda Cadan
- Alabka Marcabka Dekkeda
- Shirkad Hapag-Lloyd
- Marcabka Fidiye
- Marcabka LNG Dhoofinka
- Dekad
- Alabka Marcabka Dhofinka Baraf-Qabow
- Babuurka Ulus Dhoofinka Alab Marcabka kaimei
- Bannanka Hirka Dhofinka Alabka
- Shirkad-Marine traffic.com
- Magacta Macabka
- Dekedda Miami
- Iftinka Dekkeda
- Somaliland
- DP World
- Dekedda Berbera
- Gaadiidka Somaliland
Tixraacyo
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads