Deyn Hilato (shimbir)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Deyn Hilato (shimbir)
Remove ads

Deyn Hilato, Arey ama Ido Tiris (Af Carabi : لاسعانود  Af Ingiriis : common redstart), magaca sayniska: Phoenicurus phoenicurus waa shimbir ka mida bahada cayayaanka dabata, Bahada (Muscicapidae) ,waxayna leedahay noocyo badan oo kala midab ah, waxaa au ku nooshahay qaaradaha afrika aasiya, iyo yurub.

Quick facts Xaalad xanaaneed, Kala soocida cilmiga ah ...
Thumb
buul ukumo ku jiraan
Thumb
Qaabka quudashada
Remove ads

Tilmaan

Inkastoo ay aad u kala midabo badantahay qaar baa hadana aad u qorxoon , waji madow duud dambas ah, iyo leh calood cad geesahana jaalle ama casaan ka ah, dibka ayaa isna labo midab ka kooban madow iyo jaalle ama huruud, Tilmaan ahaan labka iyo dhediga ayaa mug ahaan isku dhow, waxay leeyihiin habdhaqan ,dhawaq, sheeki iyo heeso  mid ah, dhirirka waa isku mid  13 ilaa 14،5, waxaad mooda dhedigu inay ka culays yartahay.[2][3]

Thumb
Dhedig








Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads