Dhisid

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dhisid
Remove ads

Dhisid (Af Ingiriis : Construction; Af Carabi : لاسعانود) waa habka iyo nidaamka lagu dhiso dhisme ama dhismeyaal badan kuwaasi oo qaradooda iyo weynidoodu kala weyn tahay.[1] Sida caadiga ah, dhisidu way ka duwan tahay wax samaynta, sababtoo ah waxaa nidaamka dhisidu leeday wado u gaar ah.

Thumb
Mashruuc dhisme weyn; dabaqan waxaa laga dhisayaa Melbourne, Australia.

Hordhac

Dhisidu waa habka samaynta dhisme laga kor taagay oogada sare ee dhulka. Dhisidu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood kuwaasi oo ugu muhiimsan tahay dhisida dhismeyaal waaweyn sida dabaqyo dhaadheer, laamiyada waaweyn, buundooyinka iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhisida ka mid ah dhismayaasha yaryar sida aqalada iyo wixii la mid ah.[2]

Nidaamka Dhisida

Sida caadiga ah, dhisidu waxay ka soo bilaabantaa heshiiska shirkada wax dhisaysa iyo cida maalgelinaysa. Shirkada dhismuhu waxay leedahay khubaro iyo injineero isla markaaba diyaariya shaxda dhismaha.[3] Marka la isla afgarto shaxda iyo qaabka dhismaha ayaa waxaa bilaabanta dhisida seeska dhismaha, sidaasi ayaa marba wax loogu sii daraa ilaa dhismaha laga dhamaystirayo.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads