Diyaarada Soomaaliya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Diyaarada Soomaaliya
Remove ads

Diyaarada Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali Airlines) waxay ahayd diyaarada sida calanka wadanka Soomaaliya, taasi oo xarunteeda sare ahayd magaalo-madaxda Muqdisho. Diyaarada Soomaaliya waxaa la aasaasay sanadkii 1964dii waxayna duulimaadyo ku samayn jirtey wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba.

Quick facts IATA, ICAO ...
Remove ads

Hordhac

Guud ahaan, diyaaradaha Soomaaliya waxay u kala duulijireen wadano badan oo ku yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiyada Fog iyo Yurub.[1] Si kastaba ha ahaatee, badhtamihii sanadkii 1991kii markii uu qarxay dagaalkii sokeeye waxaa burburay dhamaanba adeegii diyaaradaha Soomaaliya. Dhinaca kale, dadaal dheeri ah oo Laanta Duulista Dowlada Federaalka ay sameeysay ka dib waxaa suurtogal noqotey in dib loo soo celiyo adeega diyaaradaha dhamaadkii 2013.[2]

Remove ads

Taariikh

Thumb
Diyaarada Soomaaliya oo duuleysa

Diyaaradaha Soomaaliya waxaa la aasaasay 5 Maaj 1964 wakhtigaasi oo ay curatay dowladii qaranka Soomaaliya, waxaa laga dhigay diyaarada qaranka wadanka.[3]

Muuqaalo

Liiska Diyaaradaha Soomaaliya

Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.

More information Sawir, IATA ...

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads