Doorashadii madaxtinimo ee somaliland 2010
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
2005) File:Real Madrid v Real Sociedad.jpg|Ronaldo (2005) File:Ronaldo.jpeg|Ronaldo (2005) Doorasho madaxtinimo Doorashooyinka Madaxtinimada ee somaliland ayaa laqabtaa Shantii sanaba mar markii ugu danbaysay ee laqabtaa waxa ay ahayd 26 june 2010.waxaa ka qayb galay sadex xisbi qaran iyo lix musharax oo kala ah madaxweyne iyo kuxigeeno waxaana ku guulaystaya axmed maxamed maxamud silaanyo iyo abdtrixmaan cabdilahi saylici oo madaxweyne ku xigeen noqday waxaanay kasoo baxeen xisbiga Kulmiye

Remove ads
Madaxwaynayaasha
Madaxwaynaha Somaliland madaxwaynayaasha somaliland soomaray ilaa hada waa afar
Madaxdii somaliland Oo ay kujiraan madaxdii dhimatay ilaahay ha u naxariistee
Waxqabadka
Madaxda Soo martay Jagada madaxwaynaha ee Somaliland waxaa la odhan karaa waa qaar kasiman wax qabad iyo muwaadininimo aad iyo aad u balaadhan.
Doorashaddii ugu danbaysay
== Doorashaddii ugu danbayasay ee kadhacada somaliland waxa ay dhacday 2010kii waxa ku guulaystay Mdaxwayne Siilaanyo jagada madaxwaynanimada Somaliland waxa doorashadeeda loodareeraa shantii sanaba mar.
==
nadaxweyne daahir rayaale iyo madax wayne siilaanyo waxay ahaayeen laba madax weyne oo si sharafleh iskugu dhiibey xilka madaxweyne nimo waanana u hambalyeynanaa .
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads