Faysbuug

From Wikipedia, the free encyclopedia

Faysbuug
Remove ads

Faysbuug waa shirkad weyn oo ka howlgasha bar-internet iyo bar bulsho u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.[2][3] Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa Menlo Park, kalifornia. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay Mark Zuckerberg, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.

Quick Facts Nooca, ka ganacsaday sida ...
Remove ads

Hordhac

Thumb
Facebook

Facebook waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub. 250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh Microsoft ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada.:

Bakistaan;

Iran; siriya; iyo chine; fidnam ayaa joojiyay isticmaalka.

Remove ads

Sharaxaad

Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood. soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay 2009 ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Quick Facts

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads