Fahrenhayt
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Fahrenhayt (ingiriis: Fahrenheit) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka.
Ereyga Fahrenhayt waxaa loogu magac daray Saynisyahan Daniel Gabriel Fahrenheit (1686–1736) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran.
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeega Fahrenhayt ee lagu qiyaaso Heerkulka. adeegsi kale, eeg Fahrenhayt (faah faahin).

Halbeegan calaamadiisu waa °F (degree Fahrenhayt).
Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa x 9/5 + 32. Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu ka mid yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.
Marka halbeega Fahrenhayt loo bedelaayo Salsiyas waa x 9/5 + 32.
Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Fahrenhayt u bedelayso waa 30 x 9/5 + 32 taas oo u dhiganta 86 °F.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads