Kelfin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Kelfin waxaa loogu magac daray Injineer reer England Baron Kelvin (1824–1904) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran[1].

Thumb
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.

Halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa K (Kelfin).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa 1/273.16[2]). Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu lambar todoba ka yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Kelfin loo bedelaayo Salsiyas waa +273.16.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Kelfin u bedelayso waa +273.16 taas oo u dhiganta 303.16 K.

Remove ads

Taariikhda Kelfinka

Isbarbardhiga Halbeegyada

Kilven waxa uu ka midyahay halbeega cabir ee heerkulka waxaana loo suntaa (K), waxa uu lamid yahay cabirada kale ee lagu cabiro kuleelka.

Derajada Kilven = sentigaret + 273,15, oo udhiganta K = °C + 273,15

Darajada Kilven = (Fahrenhayt + 459.67)/1.8 K = (°F + 459,67) / 1,8

Halkaan waxaad ka arki kartaa sida la isugu bedbedeli karo

More information ka, Loo bedalay ...
Remove ads

Halbeegyo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads