Fungi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Fungi
Remove ads

Fungi (Af Ingiriis : fungi ama fungus; Af Carabi : ar; loogu dhawaaqo: / ŋɡəs/ [1] ama / ti.ɨnz/ ) waa koox ka tirsan noolaha kuwaasi oo inta ugu badan ka samaysan walax hal-unugle ah. Fungiga waxaa ka mid ah yiista iyo dhamaan walxaha wax lagu khamiiriyo.[2] Guud ahaan, noolaha Fungigu wuxuu mid ka yahay shanta boqortooyo ee dhamaan noolaha; sida dhirta, xayawaanka, brotistaha iyo bakteriyada.

Kani waa maqaal ku saabsan fungiga. Boga "fungus" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Thumb
Dhowr nooc ka mid ah walxaha Fungiga
Remove ads

Asalka

Boqortooyo (biyoloji) (magaca Saynis regnum, wadar ahaan regna) waa heerka labaad ee loo kala saaro noocyada noolaha. Boqortooyadani waxaa loo sii kala jebiyaa kooxo yar-yar oo Saynis ahaan loo yaqaano Fyla (Phyla). In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadanka Maraykanka iyo Kanada waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (Xayawaan, Dhir, Fungi, Brotista, Arjaeya, Bakteriya); halka wadanada ay ka mid yihiin Ingiriiska, Hindiya, Australia, Latin Amerika, meelo badan oo Afrika ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.[3]

Qeybaha Boqortooyooyinka


Noole

Boqortooyo Dhir



Boqortooyo Xayawaan



Boqortooyo Brotist



Boqortooyo Bakteriya



Boqortooyo Fungi




Remove ads

Qoraalo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads